Masha Allah Masha Allah!Dadka oo dhani diinta Islam-ka ayay ku dhashaan ee waalidkooda ayaa diimaha kale ee ay haystaan ku abaabiya oo markaas ka dhiga Yuhuud ama Nasaaro(christian) iwm.
Nasiib wanaag sida aad video-gan ka arki doonto gabadhan waxa ay ahayd Hindus, Allah subxaanahu watacaalaa ayaa hanuunkiisa la doonay, isagoo sabab uga dhigay caalimka wayn ee Dr Zakir Naik.. Haddaba bal ila daawo..
Ilaahow wadada toosan mar walba nagu hag… Amin amin..
Advertisement

