Feeds:
Posts
Comments

Interested in getting a great batch of free e-books from Microsoft Press? Pick and choose from books on Windows 7, Microsoft Office 2010, Visual Studio 2010, Windows Phone 7, and more.

Visit the link below to download your favorites!

Download the Free e-Books from Microsoft[Softpedia]

Enjoy learning new technologies!

Qaybta 2aad

Qaybta 3aad

Masha Allah Masha Allah!Dadka oo dhani diinta Islam-ka ayay ku dhashaan ee waalidkooda ayaa diimaha kale ee ay haystaan ku abaabiya oo markaas ka dhiga Yuhuud ama Nasaaro(christian) iwm.
Nasiib wanaag sida aad video-gan ka arki doonto gabadhan waxa ay ahayd Hindus, Allah subxaanahu watacaalaa ayaa hanuunkiisa la doonay, isagoo sabab uga dhigay caalimka wayn ee Dr Zakir Naik.. Haddaba bal ila daawo..
Ilaahow wadada toosan mar walba nagu hag… Amin amin..

Ever wanted to learn computer science or enhance your existing knowledge of computers? If your answer is yes, then this article is for you!
Continue Reading »

Teracopy waa barnaamij aad uyar(1.53 MB) oo kuu fududeynaya copy-yaynta faylasha iyo folders-ka, aadna udhimaya waqtiga uu qaato marka aad wax koobiyeynaysid.
Waxyaabaha uu qabto teracopy waxaa ka mid ah: Continue Reading »

Ramadaan Kariim!!!

RAMADAN KARIIM, RAMADAAN WANAAGSAN!!!

RAMADAN

RAMADAN

Caawa oo ay bisha barakaysan ee Ramadaan inoo bilaabanayso waxaan jeclaan lahaa inaan idiin soo mariyo hawada hambalyada bisha Barakaysan ee Ramadan.

Waxaan idin leeyahay Ramadaan Kariim, Ramadan Kariim.
Allaha inaga dhigo kuwii ka faa’iidaysta bisha barakaysan ee Ramadan, qayrkeedana Allaha ina waafajiyo!… Amin, Amin.

Waxaan Allaha Awooda badan leh waydiisanaynaa unuu umadda Islaamka ah dhibka ka qaado, gaar ahaan dadkeena Soomaaliyeed ee dhibku hareeyay, Ilaahow bisha barakaysan ee Ramadaan Fadligeeda dhibka inooga dul qaad. Allaha ina gaarsiiyo Ramadanno badan, inagana dhigo kuwii ka faa’iidaysta. Amin, amin, Amin.

Riix halkan si aad wax uga ogaatid waxyaabaha haboon in aad badisid bisha ramadan.
Mar kale waxaan idin leeyahay, “Ramadan Wanaagsan!”.

Questions And Answers About Islam

In conveying the message of Islam to a non-Muslim, highlighting only the positive points of Islam is not sufficient.

Most non-Muslims do have at least some questions in their minds that remain unanswered.

Here Dr Zakir Naik, the renowned Islamic scholar, gives the answers to the most frequently asked questions on Islam.

Click here to read more…

Hadii ay jawaabtaadu tahay haa, hadaba sii aqri maqaalkan.
Waxa an filayaa  dhamaanteen  waan  kawada dheragsan nahay   in computer  Anti Virus la’aan ah uu  unugul yahay  wax walba ee dhib ah ee  Virus  ama barnaamij xun uu keeni karo (hadii aadnan hore u ogayne, hada ogsoonow!).
Continue Reading »

Hello world!

Hello friends!
Hi and Welcome, this is a quick message to tell you what you can expect from this blog.
First and foremost, I am a student of Computer Science, and since i study about computers, let me share with you some tips and tricks that will help you in your day to day activities.

Since I am a student, and my schedule is so busy, i will try in my leisure time to write something useful that you will appreciate Insha Allah.
But don’t forget to send me your views, suggestions and ideas through the comments!

So I wish you happy surfing, and enjoy!

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.